Halgankeygii (Xasuus qorkii Hitleer)
W/Q: Adolf Hitleer.
W/T: Maxamed Cabdi jeyte.
Cutubka 1-aad.
Caruurnimadeydii
Waxaan Ku indha qaaday magaala yar oo lagu magacaabo Barnu, oo dhacda xuduudda Jarmalka iyo Ustariya. Labadii dowlad ee Jarmalka ahaa waxaa waajib aheed inay dib u midoobaan, waxayna aheed hadafkeena ugu horeeya ee aan nolosheena u sheqeyneynay. Jarmalkii ustariya waa in ay Ku soo laabataa waddan weynihii Jarmalka. Hadaba, waxa kaliya aan rabno waa in aan helno waddankeena oo mid ah. Si kasta oo Gumeystuhu u caaboonaa, shacabka Jarmalku Kama aysan seexan in ay dhammaantood ay noqdaan hal dal. Markii se, maalqabeenadu ay watteen carruurtoodii, waddankiina uu awoodi waayay in uu dhallaankiisii soo ceshado, shacabkii waxa uu Ku qasbanaaday in uu aado dhulka ajnabiga.
Sanadkii 1890kii ayaa hanaqaaday, Aabaheey waxa uu ka shaqeynayay Jamrak , kadib markii uu hoowl gab noqday waxaan aadnay magaalada Laaz misqad, kadibna uga sii gudubnay tuulada Laambakh. Halkaas ayuu ka bilaabay falashada beeraha dhulkeena, anna waxaan galay iskuulka Laambakh. Inkasta oo da'deydu yareed, hadana waxaan ka fikiri jiray mustaqbalkeyga. Anigu maan laheen mihnad, shaqana ma rabin oo waxay iila muuqatay sida xarig hoos ii jiidaya. Nafteyda waxaan ka helasyay hibo hogaamineed, mar kastana waxaan isku dayi jiray in aan Ku qanciyo jaalayaasheyda iskuulka aragtideyda.
Waqtiyada aaan firaaqada ahay waxaan aadaa Maktabadda Aabaheey si aan u daalacdo buugaagta Taariikhda iyo Majaladaha sawiran. Maalin maalmaha ka mid ah waxa aan helay majalad ay Ku dhex jirto sifeeyn layaab leh oo ah dagaal dhex maray Raashka iyo Faransa. Aniga oo sii aqrinaa macrikadii ciidama ..... Waxaan is weydiiyay : mee Jarmalkii ustariya maalintaa? Maxayse ustarasliyaanku u guuldareysteen? Ma farqi baa u dhexeeya Jarmalkii Qasbay Naabilyoonkii saddexaad iyo Jarmalka ustariya?
*************************
Aabaheey waxa uu ogaaday in aanan ka helin barashada Kalaasigada, waxa uu na rabay in uu ii beddelo mid kamid ah madaariska fanka lagu barto, si aan mustaqbalka u noqdo shaqaale. Laakiin, shaki uga ma jirin in aan yeeli doono rabitaankiisa. sidaa darteed, waxaa lama filaan Ku noqotay diimadeydii. Waxa uu isku dayay in uu ii qurxiyo shsqada uu isagu Ku noolaan jiray, si cad ayaanse u iri waxaan ahay inan yar mana doonayo in aan noqdo shaqaale, laakiin waxaan ogolaaday in la ii beddelo machadka Fanka. Halkaasna waxaan Ku ogaaday in aan leeyahay Hibo ah wax sawirid. Laakiin, aabaheey waxa uu soo cusbooneysiiyay rabitaankiisii ahaa in aan noqdo shaqaale. Anna waxaan ugu jawaab celiyay in aan go'aansaday in aan noqdo farshaxamiiste. Jawaabteyda waa uu ka xanaaqay. Laakiin anna ra'yigeyga baan Ku adkeystay, isna kiisii ayuu Ku adkeystay. Waxa uu iga bixiyay machadkii waxa uuna igu celiyay Iskuulkii. Halkaas ayaan Ku qaatay casharo rasmiga ah ee farshaxanka, wixii kalana waan iska hilmaamay, laakiin, weli waxaa igu taagan maadadeydii Taariikhda iyo Juquraafiga.
Maanta waxa aan xasuusanayaa dhacdooyin tagay. Waxaan dareemayaa in Aabaheey ila rabay in aan noqdo waddani dhab ah. Waxaa maankeyga ka guuxaya xasuusooyinkii macalinkeygii Taariikhda Dr liyuyoolid botish- Ustariya waa qeyb ka mid ah Jarmalka, in ay noqdaan Dowlad madax banaanna waa arrin ka go'da Dadka reer jarmalka ah.
Aabaheey waa uu geeriyooday anigo oo aan 13 sano gaarin, Hooyadeyna waxa ay fulibaysay rabitaankii aabaheey, kaas oo ahaa in la i geeyo mid ka mid ah shaqooyinka dowladda marka aan 18 gaaro. Ma maleyheynin in aan ka diidi doono dalabkeeda. Laakiin waxaa dhacay ....taasoo dhaqtarkii muddo sanad ah iga joojiyay waxbarashadii. Sanadkaas aan guriga joogay hooyadey waxa aan u sheegtay hiwaayadeyda cusub. Daqtarkiina waxaan ka codsadsy inuu hooyo Ku qanciyo in la igeeyo machadka lagu barto fanka. Waana Ku qanciyay.
Hoiyadey laba sano kadib markaan ksoo laabtay machadkii Fanka ayay geeriyootay, waxaan noqday kaligeey Aniga oo aan qaan gaarin، mana heysto wax ceesh ah kadib markii aan hantidii Aabaheey ka tagay Ku dhamaatay afartii bilood ee aan la joogay hooyo oo xanuunsan.
Si aan u noolaado waa in aan shaqeeyaa. Waxa aan aaday Fiyeena hubka kaliya ee aan sitasna waa rabitaan iyo in aan meeleeyo masiirkeyga. Aabaheey waxa uu ii jeexay tubta nolosha. Waxa uuna I gaarsiiyay meel sare taas oo uu isagu horay u gaaray. Anna waxaan jeexan doonaa dariiqa nolosheyda, laakiin kuma joogsan doono Shaqaalanimo wax kasto oo igu kallifaba.

No comments:
Post a Comment